Contact us/nala soo xiriir.

Assalaamu Caleykum Warraxmatullaahi Wabbarakaatuhu.

Kusoo dhawoow Warsidaha PuntlandOne.com oo aad ka heli kartid wararkii ugu dambeeyay ee Puntland iyo Soomaaliya, warar la hubiyey oo waqti,maskax iyo lacag lagu bixiyey, si dhab ahna loo tifaftiray ayaad ka heli kartaa Warsidahaan PuntlandOne.com oo ah mid casri ah.

Ujeedka loo aas aasay Shabakaddaan waa in shacabka Soomaaliyeed loosoo gudbiyo xog isku dheelitiran oo aan dhinacna u xaglinayn, waxaana aan si joogto ah u soo daabacnaa, Warar, warbixino, Faallooyin, Magaallo, Fikradaha dadweynaha, Falaanqayn iyo dabagalka Siyaasadda.

Sidoo kale PuntlandOne.com wuxuu baahiyaa, fursadaha shaqo ee bannaan, farriimaha ganacsiga, Qandaraasyada, iidhehda, ogaysiisyada iyo wararka dhammaan dhinacyadaan la xiriira.

Contact us/Nagala soo xiriir.

PuntlandOne Headquater, Garowe.

24/7 Hotline Cell-phone:- +252-907-770-347

info@puntlandOne.com

________________

Editor In chief all the time, Gaalkacyo

+252-907-791-717 

Post@puntlandOne.com

________________

Fiiro Gaar ah:- Warsidahaan PuntlandOne.com wuxuu gacmo furan ku soo dhawaynayaa cid walba oo doonaysa inay Ganacsigeeda ku xayaysiisato, iyadoo Maamulku uu qiimo dhimis fiican u samayn doono.

 

 

WARARKII