iidheh! TAAJ!

TOP NEWS:- Doorashada Gudoomiye ku xigeenada Baarlamaanka oo bilaamatay.

Gudoomiye kuxigeenada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta doornaya labada ku xigeen, waxaana hada bilaamatay Doorashada oo si toos ah uga soconaysa Hoolka golaha shacabka Soomaaliya.

Loolanka ugu adag ayaa ka dhexeeya Faarax Cabdulqaadir iyo Xildhibaan muudeey waana Gudoomiye ku xigeenka koowaad iyadoona xubno kale ay u taagan yihiin booskaas.

Goor dhow la soco Doorashada oo toos ah.

PuntlandoNe.com

Muqdisho

Fadlan fikirkaaga ka dhiibo warkan Maxay kula tahay?.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *