iidheh! TAAJ!

TOOS U DAAWO Doorashada Gudoomiye ku-xigeenada Baarlamaanka oo wareegii 3aad gashay.

Akhristayaasha Sharafta leh halkaan waxaa idin kugu soo gudbinaynaa Doorashada Gudoomiye ku-xigeenada Baarlamaanka dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ka soconaysa Hoolka Golaha Shacabka Soomaaliya taas oo gashay wareegii 3aad oo lagu kala bixi lahaa.

labada Gudoomiye kuxigeen ayaa isku mar loo codaynayaa, waxana hada socda codaynta Wareega 3aad.

Hoos ka Daawo

 

PuntlandOne.com

Muqdisho.

Fadlan fikirkaaga ka dhiibo warkan Maxay kula tahay?.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *