iidheh! TAAJ!

Wararkii ugu dambeeyay Doorashada Gudoonka Golaha Shacabka ee maanta Muqdisho ka qabsoomaysa.

Waxaa maanta Muqdisho ka qabsoomaysa Doorashada Gudoonka Golaha shacabka Soomaaliya, waxaana loolan adag uu dhexmari doonaa Musharaxiinta u taagan Xilka Gudoomiyaha Baarlmaaka dawladda Soomaaliya.

Amniga Muqdisho ayaa siwayn loo adkeeyay waxaana xiran inta badan wadooyinka muhiimka ah ee soo gala Xarunta golaha Shacabka.

Musharax Maxamed Shiikh Cismaan jawaari oo ahaa Gudoomiyihii hore iyo Cabdifataax Geesey ayaa loolanka ugu adag dhexmari doonaa iyadoona sida wararku sheegayaan bananka looga soo adkaaday Musharax Cabdirashiid Xidig.

la soco wararka Doorashada Baarlamaanka

PuntlandOne.com

Muqdisho

 

Fadlan fikirkaaga ka dhiibo warkan Maxay kula tahay?.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *