iidheh! TAAJ!

WAR DEG DEG AH:- Doorashada Baarlamaanka oo goor dhow bilaaban doonta.

Waxaa goor dhow bilaamanaysa Doorashada Gudoomiyaha Baaralamaanka Dalka, waxaana ay ka dhacaysaa Hoolka Golaha Shacabka ee dalka.

Xildhibaanada iyo Marti sharaf ka qaybgalaysa Doorashada ayaa kusii qulqulaya Hoolka, waxaana PuntlandOne.com uu idin balan qaadayaa inaad toos ugala socotaan Doorashada Insha allah.

Isha ku hay Puntlandone.com

Muqdisho.

Fadlan fikirkaaga ka dhiibo warkan Maxay kula tahay?.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *