iidheh! TAAJ!

(TOP NEWS):- M/waynaha Puntland oo Boosaaso dib ugu soo noqday, Caawa-na jeedin doona Khudbada Sanadka Cusub ee 2017.

Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali gaas ayaa dib ugu soo noqday magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland kadib Safar uu ku tagay magaalada Qandala ee Gobolka Bari halkaas oo Sanadkii hore Ciidanka Puntland Koox ka tirsan Daacish kula dagaalameen kana saareen.

Madaxwaynaha Puntland Dr. gaas ayaa Caawa qabanaya Shir Jaraa’id oo socon doona 1 Saac waxaana uu uga hadli doonaa Xaalka Puntland, iyadoona khudbada caawa ay kusoo beegmayso xili aan sanadkaan Madaxwaynuhu u dabaal dagin 3 sano guuradii kasoo wareegtay markii la doortay.

Insha Allah la soco caawa Khudbada Madaxwaynaha

PuntlandOne.com

Boosaaso

Fadlan fikirkaaga ka dhiibo warkan Maxay kula tahay?.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *