iidheh! TAAJ!

TOOS U DAAWO:- Madaxwaynaha Puntland Oo Jeedinaya Khudbaddiisa Sanadlaha ah ee uga hadlayo Waxqabadkiisii 2016.

Madaxwaynaha Dawladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa caawa khudbad ku saabsan waxqabadkiisii sanadkii tagey ee 2016 ka jeedinaya xarunta Madaxtooyada Puntland ee Magaalada Boosaaso.

Sidii Caadada ahayd Khudbaddaan ayay ahayd inuu  Madaxwaynuhu jeediyo 8 Janaayo 2017 oo ku beegnayd sanadguuradiisii 3-aad ee markii loo doortay Madaxwaynaha Puntland, sidoo kale waxaa baaqatay Xafladdii loo bartay in sanad walba 8-da Janaayo ay qabsadaan Madaxwayneyaasha Puntland.

Halkaan toos uga daawo.


____________

PuntlandOne.com

Boosaaso

Fadlan fikirkaaga ka dhiibo warkan Maxay kula tahay?.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *