iidheh! TAAJ!

TOOS U DAAWO Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Muqdisho ka socota.

Magaalada Muqdisho waxaa goor dhow ka bilaamaya Doorashada Golaha Shacabka Soomaaliya oo loo tartamayo Gudoomiyaha iyo ku xigeenada, waxaana goor dhow bilaabatay Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ay ku loolmayaan 4 Musharax oo ay ugu  cad cad yihiin Cabdifataax Geesey iyo Maxamed Shiikh Cismaan jawaari oo kasoo jeeda Koonfur Galbeed.

 

Halkaan Toos uga Daawo Khudbahada Murashaxiinta.

___________

PuntlandOne.com

Muqdisho

Fadlan fikirkaaga ka dhiibo warkan Maxay kula tahay?.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *