iidheh! TAAJ!

Musharaxiinta Xilka Gudoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha shacabka oo maanta jeedinaya Khudbadahooda.

Musharaxaiinta u taagan Xilka Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta jeedinaya Khudbadahooda, waxaana wali aan bilaaban jeedinta khudbadahaas.

Shalay ayaa waxaa khudbadahooja deediyay 10 Musharax oo 4 ka mid ah ay u taagan yihiin Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka dalka halka 6 kalena ay u tartamayaan Gudoomiye kuixgeenka 1 aad.

ku xigeenka labaad ayaa waxaa u tartamaya 12 Xubnood oo uu kujiro Gudoomiye kuxigeenkii hore Mahad Cabdalla Cawad.

La soco wixii kusoo kordha warkaan

PuntlandOne.com

Muqdisho.

Fadlan fikirkaaga ka dhiibo warkan Maxay kula tahay?.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *