iidheh! TAAJ!

(TOP NEWS):- Khudbadaha Musharaxiinta Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Kuixgeenka koowaad oo maanta bilaamaya.

Waxaa Maanta Hoolka Baarlamaanka ka qabsoomaya mid ka mid ah kulamdii Baarlamaanka 10-aad ee dalka, waxaana la jeedin doonaa khudbadii Musharaxiinta Gudoomiyaha Golaha shacabka iyo ku xigeenka koowaad.

Berri ayaa Gudoomiye kuxigeenka labaad xubnaha u tartamaya ay jeedin doonaan iyaguna khudbahooda.

Amniga Hoolka Baarlamaanka ayaa aad loo adkeeyay, waxaana baaritaan adag lugu samaynayaa gaadiidka isticmaalaya wadooyinka Muqdisho qaarkood.

11 Bishaan ayaa Gudoomiyaha Golaha shacabka la dooranayaa, waxaana taasi ay u ogol xaaraysaa doorashada Madaxwaynaha soo soo deg deg ta maadaama ay tiro ka dhowr jeer dib u dhacday.

PuntlandOne.com

Muqdisho.

Fadlan fikirkaaga ka dhiibo warkan Maxay kula tahay?.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *