iidheh! TAAJ!

TOOS U DAAWO:- Murashaxiinta Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya Oo Khudbadahooda jeedinaya.

Waxaa si toos ah khudbadahooda u jeedinaya Murashaxiinta Guddoomiyaha iyo ku xigeenadiisa ee Baarlamaanka dawladda federaalka ah  ee Soomaaliya.

Magacyada Murashaxiinta Guddoomiyaha Baarlamaanka.

  • Maxamed Sh. Cismaan Jawaari
  • Cabdifitaax Maxamed Ibrahim
  • Cabdirashiid Maxamed Xiddig
  • Idirs Cabdi Takar,

Guddoomiye kuxigeenkana waxaa U sharaxn

  • Cabdiweli sheikh Ibrahim Muudey
  • Faarax Sheekh Cabdiqadir
  • Jeylaani Nur Ikar
  • Khadija Maxamed Diiriye
  • Khalid Macow Cabdiqadir
  • Saciid Xuseen Ciid.

Halkaan Toos uga Daawo Khudbahada Murashaxiinta.

___________

PuntlandOne.com

Muqdisho

Fadlan fikirkaaga ka dhiibo warkan Maxay kula tahay?.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *