iidheh! TAAJ!

(AKHRISO):- Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi oo maanta Muqdisho ka bilaamaysa.

Waxaa Maanta lagu wadaa in ay bilaamato Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Gobolada waqooyi, waxaana doorashadu ay bilaamaysaa xili la xaliyay khilaaf mudooyinkii ugu dambeeyay loo qaban waayay Doorashadaas.

6 Kursi oo ay ku loolamayaan min 3 musharax iyo min labo Musharax ayaa la qabanayaa, waxaana la oagyan natiijada kasoo bixi doonta.

Hoos ka Akhriso Warqada kasoo baxday Gudiga Doorashada

Fadlan fikirkaaga ka dhiibo warkan Maxay kula tahay?.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *