iidheh! TAAJ!

(Daawo Barnaamij gaar ah):- Musuq Maasuq intee le’eg baa ku dhexjira Doorashooyinka dadban ee Soomaaliya.

Mid ka mid ah wariyeyaasha ugu xirfadda fiican Puntland Oo lagu magacaabo C/risaaq Jubba ayaa diyaariyey Barnaamij kooban oo gaar ah kuna saabsan musuq maasuqa, laaluush bixinta iyo kala qaadashada lacagaha xaaraanta ah ee dadka xilka doonaya ay ku iibsanayaan codadka.

Barnaamijkaan oo 10 muddo Daqiiqo ah socon doona ayaa xambaarsan macluumaad xiiso leh iyo xog fara badan, waana barnaamij qaab heer sare ah loo diyaariyey.

DAAQADDII RAJADA EE DABOOLKA LA SAARAY..

Halkaan ka daawo.

_____________

PuntlandOne.com

Garoowe

Fadlan fikirkaaga ka dhiibo warkan Maxay kula tahay?.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *