iidheh! TAAJ!

(DHEGAYSO FALANQAYN):- Maxay Tahay Ujeedka ka dambaysa Shirka Imaaraadka Carabta ee Hogaamiyayaasha Soomaaliya?.

Todobaadkaan Waxaa Magaalada Abu Dhabi ee Dalka Imaaraadka waxaa Shir ku yeeshay Hogaamiyayaasha Soomaaliya, ee Maamul Goboleedyada iyo dawladda Federaalka ah ,waxaana shirkaas natiijadiisa iyo ajandayaashiisaba laga qariyay Warbaahinta.

Shirkaan ayaa dadka falanqeeya Siyaasada Soomaaliya ay saadaalinayaan in Soomaaliya lagu hardamayo Turkiga iyo ImaaraadkaCarabtuna isku haystaan.

Maraykanka ayaa ah gacanta ka dambaysa Imaaraadka carabta oo doonaya in Siyaasada Soomaaliya uu saamayn xoogan ku yeesho, waxaana mudooyinkii dambe uu galaan gal lalahaa Hogaamiyayaasha Maamul Goboleedyada Dalka.

Cabdulaahi xuseen xasan   Cabdullaahi Wadaag Waa Qoraa Waxbadan kalasocda Arimaha Carabta   kanaqaatay shahaadada  (M A) Mastar Digrii.) Jaamacada inter National Uuniversety )oo kutaal islaama Bad  ayaa falanqeeyay Arrimaha Shirka Imaaraadka iyo Fikirka ka dambeeya.

Waxaa uu Sheegay in Soomaaliya maamulkeeda loolan loogu jiro, waxaana uu sheegay in horay Imaaraadku Soomaaliya ugu soo gudbiyay in la eryo turkiga oo Muqdisho shaqooyin badan ka qabtay.

Dhegayso Waraysi Falanqayn ah

_____________

Puntlandone.com

Garoowe.

Fadlan fikirkaaga ka dhiibo warkan Maxay kula tahay?.

One Response to (DHEGAYSO FALANQAYN):- Maxay Tahay Ujeedka ka dambaysa Shirka Imaaraadka Carabta ee Hogaamiyayaasha Soomaaliya?.

  1. Warsame khalaf says:

    Dadkaan aad leedihiin heshiis ayey la lagaleen Madaxwaynaha Puntland maaha dad cahdi gali ama qaadi kara. Qofkii doonaya inuu barto Hawiye waxuu ubaahan yahay inuu barto damciga Dhurwaaga.
    Dhurwaa ma qaadi karaa Cahdi, Masuuliyad, balan qaad, xaq dhowr, biniaadanimo, Somalinimo, may dhurwaa ma yaqaan intaas midnah. Kaliya dhurwaa iska ilaali dhurwaaga cadawgaa.
    Ninka Hawiye Nabadoonadiisa madaxda u ah oo ugu sareeya oo Mogadishu ku nool ayaa ka dambeeya dagaalka hadba Galkacyo lagu soo qaadayo. Wuxuuna aamin sanyahay damacyo kale oo marna aan suuro gal ka noqon karin shacabka Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *