iidheh! TAAJ!

(DAAWO MUUQAAL):- Nabadoon Yaasiiin Cabdisamad oo Shaaciyay Cida Galmudug Wakiilka uga tahay Colaada ay Gaalkacyo kawado.

Nabadoon Yaasiin cabdiaamad oo la hadlay PuntlandTV ayaa shaaca ka qaaday in mamulka Galmudug colaadaha uu ka hrinayo Gaalkacyo inkbadan 3 todobaad ay tahay mid wakiil ay uga yihiin Ururka DAMJADIID iyo Kooxda Argagixisada ah ee Alshabaab.

Waxaa uu Shacabka Reer Puntland ugu baaqay in ay isdifaacaan laguna soo qaaday duulaan dhinacyo badan.

Dadka ayuu sheegay in qof walba waajib ay ku tahay in markan oo kale uu difaacdo sharaftiisa iyo dawladnimada Puntland.

Hoos ka Daawo Nabadoon yaasiin oo Arrimahaas ka hadlaya

Puntlandone.com

Garoowe.

Fadlan fikirkaaga ka dhiibo warkan Maxay kula tahay?.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *